Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan waxayna ku magac dheertahay(Nimco Dareen), waa fanaanad codkeeda aad loo jecelyahay kana mida xiddigaha xiligaan ugu shidan fanka Soomaalida.
Abaalmarinta Jilaa-Nomadlyrics ee Fanaaniinta 2010 Somalia
Nimco Dareen Heesteeda Ubad oo maalmahan Kacsan
Nimco dabeecad ahaan waxaa lagu tilmaamaa iney tahay qof dabacsan oon aqoon isla weynin iyo wixii lamida, waxey caan ku tahay dhoola cadeynta iyo muqaal soo jiidasho badan.
Naaniista Dareen waxay u baxday fanaanada mar ay soo saareysay heesteeda ‘Dareen ah ku bilowday’ waxaana sida ay sheegtay u bixiyay al fanaan Xasan Adan Samatar.
Nimco waa fanaanad Soomaaliweyn u dhexeysa dhamaantoodna u heestay, waxaana lagu tilmaamaa inay tahay qof la socota hadba xaalada markaas taagan. sidoo kale waxey leedahay bog ay kala xiriirito waxna ugu sheegto taageerayaasheeda.
Heesaha ay qaado Nimco waa kuwo si wanaagsan loo jecelyahay dhamaantood, waxayna aad ugu caan baxay heesaha Dhaantada ah oo sida badan xiddigaha Soomalidu aysan qaadin, bahda Jilaa.com waxay u bixiyeen Boqorada Dhaantada.
Share on Facebook
asc wan idin salamey bahda codka qaranka daadihiyahasha barnamijka caweyska wono si wada ayan leyahay masha alah nimco daren intee audanbeysey wana ku salamaya sxb
Cagdheer hay ii amaanin aniga cagdheer il baxaday weyaan bro…. nimco ilkho dheer baa la yidhaa naagtan
Dhilada siilka baafka ahleh magacay nooga ciyaartee ee dabaqoodhiyada ah ee sharmuutada ah miyaad noo xayisiinaysaaan kolay qofkale kuma xayisiinayee waa abdi iley ileen asagaad khamrida lacabtaa walee xasuuqii shacabkayga xisaab baakadanbayn byyyy asc muno,jigjiga
Ninka ugaadeeen caayayow adna codyar baa lagaa yidhiye ugaadeen qabiil duriyada daarood. Ismaciil ka dhashay wAan aqabiilka ugu tariikh dheer soomaali cayna ma leheeee adiga noocaaagaasi qabiil ma matalaaan. Haddaad sheekato xataaaa ma matali kartid xcaqliba saasaad katahay gabareeeee
Afcaytamay ninkiisu ku yaalaa m/cabdi maxamud cumar iyo taageeraayaashiisuba ha waaraan nimco dareena ha waarto. Dadka aaminsan figradaha khaldana wixii aaminsan. Inla gumaysto ayaa qalbiga laga gumaystaye dagaal waxba ma taree dantiina aqoonsada ha ddii kale waa la idin aqoonsiin
Afcaytamay ninkiisu ku yaalaa m/cabdi maxamud cumar iyo taageeraayaashiisuba ha waaraan nimco dareena ha waarto. Dadka aaminsan figradaha khaldana wixii aaminsan. Inla gumaysto ayaa qalbiga laga gumaystaye dagaal waxba ma taree dantiina aqoonsada ha ddii kale waa la idin aqoonsiin w
Naa ogaadeen aqli haduu leeyhay xabsiga ogaadeenya nimankiisa luguma kufsadeen Taalo uma dhiseen Melez oo caruurtoodii aabo la aan dhigay gabdhana ku faraxumeeya xabsiga la idinkugu magacdarey ee hurdad ka kaca ee axmaarka uraya aan iska difacanee