Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol wadaaga ah , Haasaawaha Jaceylkuna waa mid inta badan la isku xog wareesto labada dhinac kahor Guurka.
Aduun howli kama dhamaato ismaandhaaf bini’aadamna waa wax soo jireen ah, cilmiga iyo garashaduna waa furaha guusha aduun iyo aakhiro, waqtiba waqtiga ka danbeeya waxaa sii kordha cilmi lagu ogaado wax aan waayadii hore aqoon baaxad weyn loo lahayn taasina waa waxa lagu kala bixi karo marka la isku qabto arin ka mida arimaha bulshooyinka soo kala dhex gala.
Aan u soo daadego qormadaan jeclahay inan diirada saaro. maanta gabdho badan waxaa loogu gafay sharaftoodiina meel looga dhacay Bikro ma ahayn! Maxaa lagu gartaa bikranimada su,aal ah ayaa iman karta,noocyo iyo qaabab kala duwan ayay leedahay Bikradu noocyadaa waxaa ka mid nooc aan jabin xiliga dhalmada maahee markale .
waxaa kaloo jirta dhiiga la sheego inuu yimaado bikra jabka dabadii uuna ahayn dhiig aad u badan oo la mida neef la gowracay, wuxuu noqon karaa dhibic 2 dhibcood iwm mararka qaarn maba yimaado,.hadii dhiigaii aan la arag ma waxaa la oranayaa gabadhaasi Bikro ma ahayn?
caadooyinka xun xun ee dadkeena dhaqanka u noqday waxaa ka mida in shaki la galiyo sharaftii gabadhaa cafiifada ah ee dhowrsoon iyadoo loo daliishanayo khuraafaad iyo hadalo mala awaal lagu dhisay. xaqiiqdii dhabta ahaydna aan raad ku lahayn..
Gabadh walba oo sharafteeda lagu tuntay waxaan leeyahay walal sharaftaada difaaco hana ka yeelin qofna inuu sharaftaada wasaqeeyo waa hadaaad is hubto, ka dhiidhi gefkaa weyn ee laguu gaystay waa adiga mida xaqiijin karta arinkaa ee maaha ninka ku guursaday iyo bulshada kale toona waxaa nasiib wanaag ah in maanta la gaaray horumar dhan walba ah horumarkaa waxaa ka mida in gabadha sharafteeda la wasaqeeyay hadii Dhaqtar la geeyo lana baadho la ogaan karo inay dhab tahay arintaa looga shakiyay ama in lagu been abuuranayo,,
W/Q:Maxamad Rooyal
Share on Facebook
Asc Waa sax walal mahadsanid lkn dadka ma oga sharafta ay leyihiin gabdhaha hadey ogaan lahaayen somaliaya nabad bey ahaan lahayd qof qof ku xad gudbo lama arki lahayn bls waa adunyo beri laga tagayo waxey ka rabtaa dunidan dulqaad iyo samir dadow ogaada Rabina ka baqa by
asc madonayno inlawxyeelayo gadhahena sharafta badan cidwalbal oisku dayda inay waxyeelayaan sharafta iyo mustaqbalka gabdhaheeyna manta iyo marwenimada berito waxanlenahay wankahotagayna anaga o isugi jirno gabdho iyo walalahooda oo wiilall ah waxan leenahay wiilasha war gabdha wa walaashaa wayna kula dhalatay ayada ayadna nafda udhiibanaysa maka waxalobaahanyahay in laxaqdhooro
jawaab garoob waa meel uu gaari marey waay gabrna waa gashaanta oo geesa leh kkkkkkkkkkk
Nokala shega sida lagu garan karo iney bikro tahay iney ehen qodobada sogabiya mid biro ah iyo mid an ehen hadey wada socodan mel sen ku kala garankara jwbtu wa xagna