Qofkasta oo Bani’aadam ah waxa uu markasta u baahan yahay in uu wax ka barto si uu horunar uga gaadho arimo badan oo khuseeya noloshiisa. Marka ay tahay xiriirka ka dhexeeya lamaanaha isla markaana waxa uu u baahan yahay in mar walbo kor u qaado noloshiisa.
Hadaba aqristow waxa aan maanta aan idiin hayaa 5 wax yaaboow oo naagta ninkeyda ay ku bari karto qaabka ay u doonayso in ninkeeda uu ugu raaxeeyo xiliyada ay ku jiraan galmada. hada aqristoow waa muhiin in aad ka faa ii deysato
1:Baashida
Ugu horeyn marka aad qolka jiifka aad ku jirtaan adiga iyo xaaskaaga oo ad isku soo xiisteen waa inaad kubiloowdaa xaaskaaga ama seeykaaga. Baasheyn (dhunkasho iyo salaaxid) ogow yeysan kaa noqonin mid marka sariirta dusheeyda oo kaliya aad isku aragtaan aad sameysaan. waa in mar walbo ay ahaato mid tusaale ahaa loo sameeyo subixii iyo marka aad kala tageysaan oo shaqo aad aadeysaan ama arimo kale ogow waa in ay xaaskaaga kuu bilaawdaa ayada oo dareen xad dhaaf ah kuu qabtanatiijada aad arkayso waxa ay noqonaysaa in ay xaaskaga ay si aad ah kuu jeceshahay adiga oo sinad fiican ah u aadaya shaqadaada..
2:Dareenka Xaaskaga Jirkeeda
Haweenka Jirkooda waxa uu leeyahay meelo badan oo ay wax kadareemaan. Markaa waa inaad baadhitaan dheer ku samayso si aad u ogaato meelaha xaaskaaga ay wax kadareento.dareen ayaad ka fahmaysaa in ay ku raaxaysanayso.ogow markaas waxa aad heysaa meeshii ay wax kadareemaysay xaaskaaga ee haka deeynin,u adeegso meelahaas, carabkaaga aad mariso xubinta ugu muhiimsan jirka xaaskaga taas oo la ogaaday in ay kawada siman yihiin dumarka oo dhan sidoo kale u adeegso farahaaga iyo gacmahaaga adiga oo ku salaaxaya jirkeyda qaasatan qoorta iyo dhagaha markaas waxa ay indhahaaga arkayaan dhagahaaguna maqlayaan natiijo aad u wanagsaan taasoo ah macaane wad iyo erayo kale oo aad u macaan
3:Marba nuuc usameey Galmada
Galamada oo marba nuuc loo sameeyaa ayaa keentaa raaxo badan, laakiin aqristoow ogow in galmo halka nuuc ahi ay keento caajis iyo in xaaskaga ay ku dhibsato. xusuusnow mar walbo waxa fiican in aad saacado badan u raaxeyso xaaskaga ogowna in mararka qaarna mida boobsiiska ah ama gaaban ay raaxo badan leedahay. waa in aad ahaataa qof firfircoon oo shaqada si wanaagsan wada. natiijada kusoo baxdaa waxay noqonaysaa in xaaskaaga ay ku qanacdo howshaada.
4:Xusuusnoow waqtiga aad joojinayso galmada
Sida ugu dhaqsiyaha badan u jooji marka ay dhamaato Galmada, dadka qaar ayaa waxa ayaa u maleeya in ay sii wadi karaan galmadu mark ay dhamaatay galmada Aqristoow ogow Waxa muhiim ah in uu ninku ogaado mar walbo in mararka qaar ay xaasku u biyo bixi karto si dhaqsi ah marna ay qaadan karto waqti dheer. ogow galmada Marka ay dhamaato waa in aad hab isisiisaa adiga iyo xaaskaaga,sidoo kalana waa inaad isi shumisaan oo aan lakala boodin marka ay dhamaato galmada
Natiijada aad helayso waxa ay noqonaysaa in xaaskaga ay kuu aqoonsato nin ku fiican dhinaca galmada oo ay si aad ah kuugu qanacdo.
5:Galmada kadib
Marka ay dhamaato galmada hadii aad maqasho macaane ama macaanto.si walbo oo aad u daashaan ogoow waxa muhiim idiin ah labadiina galmada ka dib in aad isku sii raaxaynaya.taasoo Cilmi baadhir lagu ogaaday in ay tahay wax wanaagsan iska ilaali in aad noqoto raga qaar mar ay galmada dhamaato horay ka seexda .hadaba iska ilaali sxb ama haaji in aad horay kahurudo galmada kadib
Natiijada aad helaysaan waxa ay noqonaysaa galmada kaib in uu jaceylkiina ahaado mid adkaado iyo adinka oo isla qaato waqti dheer
W/Q:Cabdi Shakuur Faarax Cigale (Washiton)
Email: Cabdishakuurc88@gmail.com
Nairobi_kenya
Tel:+254710330352
Share on Facebook
Wah waaaah qodobo aaad u wanaagsan weeye waxaan idiin leyahay dhalinta sidaaan ugu shaqeeya marwaliba wayo waxaa ku jira rag badani oo aan waxba lasocone. I like aniga dumarka aaan xishooneeyn oo xaqooda dhacsanayo.
wad mahad santihin rido mogdisho
sida wanag san ad noga faideysen
manshalah waa gabar raga cashir udigtay raga raaxada wax ka aqaanin oo marka ee biyaha kaimaadaan is ka jeestaan
Asxpta waxaan kamid ahay raga biyaaha dhaqso eyka imadan marka maxa talo ah o ansamaya