Wednesday, June 19th, 2013

Baro:Qaabka Ugu Fudud Ee Bikro Jabinta Habeenka 1aad Ee Aqalgalka

Published on December 7, 2012 by   ·   4 Comments Waxaa Aqrisatay8702

Afeef:Mowduuca Maanta aan kaga hadleydo Barnaamijka Galmada ayaa ah qaabka ugu fudud ee Bikro Jebinta habeenka Koowaad ee Aqal galka,Kaasoo aan doorbidnay kadib Dalabaad nooga yimid qaar ka tirsan aqristayaasha Boga Codkaqaranka.com.

Waxa inta badan jahwareer lasoo gudboonadaa raga soomaliyeed qaabka u Bigra jabin lahayeen xaasaskooda waxayna mararka qaar lagala kulmaan dhibaato aad u farabdan.

Waxa fiican in Ninka oo ka nixin xaaskiisa isla markaa u muujiyo dareen jaceyl xiliga sariirta uu ku bilaabo salaaxis iyo Istiimin lagana rabo in si aad u kuciyo dareenkeeda dhanka raaxada .

Waa in si hoose ugu dagaan dago Malabyarooga Gabadha una isticmaalo Faasaliin ame kariim jilicsan isla markaa si tar tar tiib ah u geliyo faruuraha hore wallow laga doonaayo in xuubka kore inta badan ku cel celsho hore u gelin.

Waa in Gabadha labada Lugood laabto si Ninkeyda ugu sahlo in si fudud ugeliyo malabyarooga ugaaro waxaa ninka laga donayan in si aad ugu riixin geydkiisa.

Looma Baahna in Awood loo isticmaalo meesha si xun loo tol tolay waxaa ka imaan kara dhaawac daran oo naagta gaarsiin kara heer ey Nacdo Galmada hadiiba dhowr habeen sidaa yeelo dhib ayaa oga imaan kara mustaqbalka Fog .

Markasta ay qayliso waxaa la rabaa inuu joojiyo riixidda, faasaliinta ayaa ugu roon wax meesha la mariyo marka la rabo in gabadha la bikro jabiyo, gabdhaha aan la gudin aad bay u fududyihiin. Hadii Gabadhaas ku jiifto sariir nuucee rabto ha noqotay hoosta ka soo geli barkin ku qaas ah oo adag hana isticmaalin nuuca kujiifaneysid waxa laga yabaa in kasoo dareero dhacaan ame Dhiig .

Dumarka qaarkood ayaa si weyn u xanuunsada habeenka bigka rabinta ayadoo si weyn losoo tol tolay inkastoo sanadihi ugu danbeesay aan jirin gabar la isdhihi karo bigro sida shegeen raga qaarkood marka guursadeen wallow qaarkood la kulmeen dhacdooyin aan ka fileen gabadhaan lagana yaabo in sababto in oo Furo

Share on Facebook

Readers Comments (4)

  1. Mansha allah hora loyidhi runta maqarsonto walalayal waat mahat santixen wada shakada

  2. Ok somaliyey wan maqshan waxa la shegay ku wana qata ona ogada muhimada bikro jibinta galmada xiliga galmada iam support manchester united ok wxn joga kenya gar ahan kisumu

  3. cali baashi somali says:

    mansha allah waxaad modaa dad badan ayaa kafaa iideystay arintaan maxaa yeelay guurka rag and dumar ayaa u dhiman wali fanoole fari kaqodna inta ay nool yihiin noole waxaad modaa in aan soo arkay guur lkn sidaan oo kale ay u ekaad naagtii iigu horeysay marka dad baaan wali guur arkin ee ayagana allaha u fududeeeyo waxa ay kala kulmayaaan rafaad iyo caay aan meel kasoo qaad lahayn oo ay geysaneyso dumarka labagra jabinayo byyyy nabad nabad nabad




Wararka Fanka

daad

DAAWO SAWIRADDA). Nin u dhashay Dalka Masar oo Jaceyl dhab ah u qaaday Fannaanada Caanka ah Farxiyo Fiska.

    Tamir Muxsin oo u dhashay Dalka Masar, ayaa ...
nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...