Wednesday, June 19th, 2013

DAAWO: Naaga 3 Sano La Qabay Kadibna Isku Bedeshay Nin {Mucjiso}

Published on January 3, 2013 by   ·   2 Comments Waxaa Aqrisatay6229

Dhacdo yaab iyo amakaag reebtey ayaa dhawaan ka dhacdey wadanka Yemen, ka dib markii haweenay mudo laba sano ah dumarnimo loo qabey isku badashay nin arintaasi oo fajac ku ridey dadka wadankaasi.

Gabadhan dumar ahaanta loo qabey waxaa sheekadeeda baahiyey Telefishinka Al-Saciidah ee dalka Yemen kaasi oo warbixin uu ka diyaariyey sidan ku bilaabay.

Sadex sano ka bacdi guurkeeda Nabiila waxay isku badashay dumar noqdey rag, ka dib markii ay ka sheeganaysay buro xanuun ka haysey xubnaha hoose ee dumarka, waxaana la geeyey Isbitaal si loogu sameeyo qaliin ku aadan sidii looga saari lahaa buradaasi kaasi oo natiijeeyey waxa aan laga fileyn oo nolasheedii u badashay isbadal tin iyo cirib ah maadama ay iyadoo haween ah qaliin lagu sanmeeyey ay ku noqotey nin.

Axmed oo ahaa sayga haweenaydan ninka isku badashay markii uu geeyey Isbitaalka wuxuu la kulamy dhacdo la yaab iyo amakaag leh oo aan la fileyn, waxaa la gaaray xiligii lagu smaeyn lahaa qaliinka Nabiila iyadoo uu hareer socdo ninkeeda Axmed isagoo waligiis filaneyn in uu la kulmayo maalin uusan ilaawi doonin nolashiisa, taasi oo aheyd in Ninkii dhakhtarka ahaa uu u sheegay in Nabiila ay tahay Nin isla markaana qaliinka lagu ogaadey in Nabiila ay noqonayso Nabiil maadama xanuunka ay ka cabanaysay Nabiila uu ahaa xubinta ragga oo markii qaliinka la sameeyey lagu arkay qaybaha hoose ee ninkaasi horey u ahaa gabadha.

Video uu baahiyey Tv-ga Al-Saciidah oo arintan ka sheekaynaya iyo wareysiyadii lala yeeshay ninkan gabadha horey u ahaa iyo waliba ninkii qabey ee Axmed lagu magacaabo, dhakhatarka oo ka sheekayanaya qisadan la yaabka leh link-ga hoose ka daawo.

Qeybta Hoose Ka Daawo Muuqaalkaasai Mucjisada ah

 width=

W/Q:Yaasiin Faradheere
Source:SBC International Stockholm

Share on Facebook

Readers Comments (2)

  1. A.G says:

    Waa mid kamida mucjisooyinka ALLAAH

  2. Dejiye says:

    ceeynkaa weeye kaab0




Wararka Fanka

daad

DAAWO SAWIRADDA). Nin u dhashay Dalka Masar oo Jaceyl dhab ah u qaaday Fannaanada Caanka ah Farxiyo Fiska.

    Tamir Muxsin oo u dhashay Dalka Masar, ayaa ...
nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...