DAAWO:Ciyaaryahan Caan ah Oo Ku Qafiifay Aadista Xafladaha Gaarka Ah
Published on October 31, 2012 by admin · No Comments
Waxaa Aqrisatay1299
Xidiga Caanka ah ee reer Brazil iyo kooxda Fc Santos Neymar Da SilvaSantos Junior ayaa la sheegay in uu aad ugu qafiifay aadista Barnaamishyada sida tooska ah u socda Hoolalka,kuwaasi oo inta badan ay dhigaan Fanaaniita Dalkaasi.
Sidoo kale Xidigaan ayaa xiliyadaan dambe ku caan baxay in uu gob joog ka noqdo intabadan xafladaha iyo showyada ay qabtaan Fanaaninta iyo dadka Caadiga ah.
Share on Facebook
Tamir Muxsin oo u dhashay Dalka Masar, ayaa ...
Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...