Monday, May 20th, 2013

Dabeecadaha Raga Ay Uga Didaan Dumarka Gaar Ahaan Xiliga Jaceylka

Published on October 20, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay810

Gabaryaheey waxad ogataa in ay jiraan habab kala duwan oo aysan wanaagsaneyn in aad ragag kula dhaqanto xitaa hadii uu yahay saaxibkaada , ninkaada ama walaalkaa , hadaba il gaar ah isaga yeelo arimahaan .
1-Codkaada kor ha u qaadin xiliga aad la sheekeysaneyso xitaa sheeko caadi haddii ay tahay, waxaad ogataa ragga ma jecla haweenka ka -cod dheer.
2-Qaadashada go`aanka kama dambeysta ah , tani haween badan ayaa ku dhaqma , waxaa haboon in ninku ahaado qofka qaadanaya go`aanka kama dambeysta ee ku aadan arin waliba . raga ma jecla in uu dareemo in aad adiga taahy hogaamiyaha , waxa ayna tani u dareemaya in raganimadiisa nusqaan tahay .
3-In aad si aan habooneyn uga sheegeyso saaxibadiisa , waayo waxa uu aaminayaa in wax laga sheekayo saaxibadiisa in isna yahay ee il gaar ah isaga yeelo.
4-Waligaa iska ilaali in ninkaada in nin kale ku hor amaantid xitaa hadii uu yahay nin magac leh , maxaa yeelay ninka raggu waxa uu jecel yahay in uu dareemo in uu yahay kaliya qofka mudan amaanta.
5-In aad ka Madaxadeegtoo Awaamirta Lamaanahaaga gaar ahaan Xiliga ay dadka idinla Joogaan,taasoo raga ay u arkaan in aad tahay qof istus tus badan,hseyeeshee qodobkaa Raga iyo Dumarkaintaba wey ka siman yihiin

Share on Facebook

Readers Comments (0)




Wararka Fanka

nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...
Sado-300x178

Fanaanadda Saado Cali Warsame Oo Dhaawac Ka Soo Gaaray Shil Gaari

Fanaanada Caanka ah ee Saado  Cali Warsame ayaa ...