Saturday, May 25th, 2013

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Published on October 22, 2012 by   ·   53 Comments Waxaa Aqrisatay8829

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste Xasan Cujeeri Cajami kadib markii uu dacweeyay nin lagu magacaabo Mohamed Ibrahim oo lacago uu ka cunay hasse yeeshee waxaa Computer-kiisa gacanta laga helay Video iyo sawiro naaga qaaqaawan oo qaarkood Dance ku ciyaarayay qol dhexdiisa.

Afhayeen u hadlay Saldhiga Kamakunja ee Magaalada Nairobi ayaa Saxaafadda u sheegay in Xasan Cujeeri heysan shatiga shaqada ee Kenya laakiin wuxuu dhinaca kale shaki badan ka muujiyay suurtagalnimada in Cujeeri gudaha Kenya ku sameeynayay waxa loo yaqaan Sexy Porn.

Cujeeri ayaa la sheegay inuu gabdha badan ka duubtay Film Sexy ah halka uu qaar kalena ka qaatay sawiro iyagoo qaawawan.
Sawirada iyo film-ka oo aan kala xishoonay inaan ku faafino Internet-ka qofkasta oo doonaya waxaan ugu diri doonaa Emailkiisa.

 

Share on Facebook

Readers Comments (53)

  1. fuad says:

    asc bal aan aragne soo dira sawirada in ay ruun idiin ka tahay iyo in kale ayaan idin ka ogaanayna codkaqaranka waa websita aan ku xir nahay lkn marka waan idin ogaanayna

  2. Reiyas says:

    qoftaan ninka iyadaa isla rabtay marka waa laga baastay xanaaq awaygii ayay warbixintaan u qortay Dumar sirbadaa dhanka kale ayay kawareegtay….

  3. fadlan ha dirina sawirada says:

    Fadlan ha u dirina shacabka sawirada waayo waxaaba dhici karta inay dumarkani khaldameen oo aysana ogayn in laga qaaday sawirada. Ceebta gabdha ha faafinina.

  4. muuse cabdi says:

    balsoodir aan aragnee inshaal allaah waanxafidaynaa anaguna

  5. saabir says:

    aan aragnee soo dir waxaad shegtay walaal

  6. jaamac cabdi says:

    fadlan si aan u ogaano xaqiiqda fadlan ii soo dira arintan sida codkaqaranka oo inta badan warar noocan ah markuu sheego ee aan xaqiiqda weydiino noogu soo gudbiyo bal idina an aragno waxad fashan

  7. cadde yare says:

    waa arin xun lakiin arinta waxan u maleen in aysan jirin blakiin wax walba waa dhacaan waayo bili aadam aan nahay ee soo tira haday run tahay arintaas

  8. nageye says:

    waan idin salaamay dhamaantiin
    waxaan idika codsaneynaa in aan aragno filimka marka noosoodira

  9. albaani says:

    soomalida waligeed mucaarad lagama waayo ninkaas waa sax inuu lacag nin ka cunay oo arintaas ey tahay mid saldhiga lagu geeyay laakiin midaan kale waa waxba kama jiraaan kutiri kuteen waaye saas hala ogaado

  10. Abdale says:

    waxaan filayaa in aanu arinkani xaqiiq ahayn haii uu xaqiiyo yahay plz soo cadeeeeeeee

  11. Nasteex yare says:

    Waxaad shaagtaan oo dhan ayaa ah mid iy wax kajiri hadaad wax haysaan soodira hadii kale kadaaya waxa beenta ah oo aad kusooqorysaan meesh maalin walba

  12. new man says:

    asc kdib walal so tira bal aan aragna

  13. new mane says:

    wan ni salamay dhamaandin ka dib sotira walal si aan u ogaano xaqiiqada

  14. Mohamed says:

    Asc all ani waxan amisan nahay in wax kamajiran aay tahay marka waxan codsanaya inan arko mahad sanidin

  15. Aniga says:

    Bal kanna kusoo dira sxbayaal.

  16. mr asad cadde says:

    fadlan haday run tahay ii soo dira ana waan xafidiye.

  17. african says:

    waxan ubahnahay in an arko
    sawirada nagahas iyo filimanta sex

  18. ahmed says:

    waa yaab balse waxaan jeclaan lahaa inaan aragno noo so dira aan hubsanee

  19. faysal says:

    Soo dira an aragno sawirada qaawan

  20. mohamed says:

    ya arkay ana iso dir majirtoo

  21. yoonis says:

    bal soo dir aan arkee

  22. Mohamud Aden Tabliiqa says:

    Fadlan Hasoo Dirina Ninkii Qariyo

    Qof Ceebtiisa Ale Ayaa U Dambi Dhaafaayo Ee Waxba Hanoo Soo Bandhigina Ani Saa Ayaa Nii Dhihi Lahaa Bahda Saxaafada Hadaad Tihiin Alana Wuu Nii Dambi Dhaafaan Insha Alaah

  23. Uppdulrashid says:

    Ana isodira wan rpa

  24. Abdiaziz says:

    Isoo dira sawirada

  25. Abdi says:

    Hanu aragne isoo dira

  26. Abu Cabdiraxmaan says:

    fadlan ii soo dir
    si aan u ogaano wixii jira

  27. Najiib waaydhka says:

    Fadlan naga daa hana tusin waxa laga waayo waa xaaraan inaad qof kale khashiftaa

  28. walaalweye says:

    waxaad haysan dadku haynilo arko hadii kale dadka benta halaga dayo hablaha somaliyedna yaan mel looga dhicin

  29. Cabdixakim says:

    Asc xaqiiqda aniga wanba yaabsanahayba somalia afka lee wax ka shegayaan wax an aragnana mamaba lahanba hada wax xaqiiqda ah haysan sodira walaalayaal dadka meel cila ah ha ku daalina dumarkana yaa loga ciyaarinba sharafta

  30. fadlan ha soo dirin walaal says:

    Waayo waa arin foolxun waa arin naxdin (qofka muslim cawradiisa asturana maalinta qiyaamaha ayaa ceebtiisa la asturaa walaal)

  31. Farhan says:

    Waxas waa wax qoraalka lagu qurxinaayo lee hadey jiraan waa la arki lahaa Nairobi wax ma qarsoomaane haladin arko aqyaarta.

  32. mohamed says:

    Asc aqiyarta dhaman wan idin salamay iyo inta so tabisay barnamijka salan ka dib waxan idin leyahay halkan sheekada hadey dhabtahay sida ugu faraha fudud igu so dira thanks

  33. Wadani says:

    iisoo dir emaika kor ku qoron aan xaqiiqda wax ka ogaadeeeeh

  34. shukri cade says:

    asc sxbyal sln kadb haday dhab idin katahay sawirka so dira an aragne hadi kale waxba kama jiran wad mahsan tihin

  35. mr xamse says:

    bal sodira an aragne wll waan xafidina walalaayal k

  36. Yash says:

    Beentina waayo sxbayaal naga daaya khuraafaadka

  37. Ashraf says:

    Asc dhaman walalaha somaliyed salan kadib waxan kuleeyahay walaalkeyka website kan adminka ah in uusan soobandhigin fadeexada ku imaatay walaalkaas soomaliyeed inkastoo uukujiray wax uusan qof muslim ah kujiro lakin ADIGA ahaan waxan kuleeyahay astur ceebtiisa si uu ILAAHEEY ceebtaada u ASTURO mahadsanid

  38. Abdi nasir says:

    Waxan idinka codsanaya ina iso dirtan sawirada plz and plz walalayal

  39. maad says:

    hasoo dirinna walaal ceebta qofka muslimka ah waa la qariyaa//////

  40. Asc walalayaal waxaa idinshegey gabdahan walaalahena ah sharaftadoda meel haugudhigin

  41. hamza somaligalbeed says:

    asc walaal anigu marka hore idinkama codsanayo inaad ii soo dirtaan hana ii soo dirina , lkn waxaan doonayey walaalaha kor ku xusun badankoodu waxa ay aheyd jawaabtoodu mid positive ah, oo dhanka xumaanta u badan lkn ma oga miyaa in ilaahii abuurey ee xitaa haddey guryahoodan kula dhuuntaan filimaanta sexy-ga ah ka warhayey in uu website-ka qaranka wixii llaga dalbada ogeyn miyay moodee? waaa maya jawaabtu ilaahay uu ogyahay, hawlgaleenada webkan wey hayaan e-mail kiisa ma aha wax weyn in lagu soo ogaado, waxa aan kuwaa ugu nasteexaan lahaa inay ka towbad keeneaan haddii loo diray dabcan waan la soo daahay waanadayda kuwa iga danbeeyana inayna codsan ,
    anigu waxaan hubaa inayna hayn dadka soo qoray qoraalkan wax video-ah ama sawiro sida ay sheegeen oon aheyn inay qof muslina ceebeeyaan hadii uu soo galin lahaa websiot-kale lama dhageysteen lkn magaca qarankaa keenaya inaad u maleyso run.

    waanadeyda labaad waxey ku socotaa shaqaalaha ka howl gala halkan gaar ahaan qofka qoraal qoray ama wax ka geystay waxaan idin leeyehay hadaad ilaahay ka baqaysaan oo aad cadaabkiisa ka baqaysaan maalinta qiyaamin axasuusan tihiin ka noqda kana saara qoraalan halkan sida ugu dhakhsaha ha badan lana soco qofkasta ood u dirteen hadayba jirto in danbiga aad la wadaageysid kuwa uu isagu u sii dirina aad la wadaageyso iyo dhamaan qof walba oo arka .

  42. Malka says:

    Bisinkaaa mxaaa wxaas ku xaqsaday

  43. ahmed says:

    waaaaw ii soo dira waa ku heestaa cml asxaabta thnx

  44. maxamed says:

    sxb isodir sawirada iyo filimada u kadubay gabdhaha musikistaha cujeero?

  45. olhaye says:

    asc asxaabta ana yaan laiga qadin isoo dira sawiradaaaa iyo videoga

  46. Abdinasir says:

    soo dira aan argnaa hadii eey run idinka tahay sawiradaneh waan xafideynaa faafin meyno mahadsanidiin

  47. cabdi says:

    Asc walal waxa lashegayo an arag nee so dira swrada lkn cidna wuma diri dono biliis

  48. Omar says:

    walaal emilkaas igu so dir bal aan arkee anigana waxa aad sheegeyso hadii ay run yihin

  49. Maxamuud says:

    Arintaan markii aan ka war helay aad ayaan ula yaabay waana rumeysan waayay fadlan iigu soo hagaaji email-kayga uma maleynaayo in xasan cujeeri uu ku kacaayo falkaasi oo kale haddi ay jirto aan arkee ii soo dira fadlan

  50. ahmed says:

    waa arin laga xumado hadii runtahy lkin maxaa nogu cadenesan idinka mise waa ddacayad

  51. kaafi says:

    wan ku salamay asxabta ku webka mida xigta so dir sawir hadi runtahay ama laga ben aburayo aan oganee




Wararka Fanka

nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...
Sado-300x178

Fanaanadda Saado Cali Warsame Oo Dhaawac Ka Soo Gaaray Shil Gaari

Fanaanada Caanka ah ee Saado  Cali Warsame ayaa ...