Wednesday, May 22nd, 2013

Haweeneey Guursatay Nin Mayda Ah {Dhacdo Yaab Leh}

Published on October 23, 2012 by   ·   1 Comment Waxaa Aqrisatay1844

Dalka Hindiya gobolka Bihar ayaa naag waxaa loogu guuriyay nin mayd ah si ay caruurteedu magac iyo sharaf ugu nooladaan, kaddib markii ay muddo qaab sharci daro ah isku qabeen.

Dad goob joogayaal ah ayaa u sheegay wargayska Gulfnews in Chudki Hembram iyo Mahalal Marandi oo ka soo jeeda gobolka bariga Hindiya dhaca ee Bihar gaar ahaan degmada Banka ay kuwada noolayeen si aan sharciga waa faqsanayn muddo 10 sanno ah, waxa ayna arrinkaas isaga dhaleen 4 caruur ah oo laban wilal ay yihiin labana gabdho.

Lamaanahan ayaa isguursasha la’aantooda ku micneeyey in aysan awoodin xaflada arooskooda oo dhaqan ahaan gobolka ay dagan yihiin sanad kasta laga doonayo in ay xusaan iyo in ay dhigataan xaflada balaaran oo ay ka soo qeyb galaan dhamaan asxaabtooda iyo ehelkooduba.

Nasiib daro mar ay ku guda jireen qaban qaabada arooskooda muddo dheer iyo ay si khaladan isu qabeen ayaa waxaa dhacaday in uu geeriyooday ninkii reerka, kaddibna naagtiisii Chudki ayaa ay la soo daristay naxdin dhinaca caruurteeda ah oo ay ku noqon karto magac xunmo weyn dhinaca nolashooda ayna ka baqaysay in loogu yeero caruur ku dhashay wecelnimo, markaas ayay talo ku cadatay xaaskii laga dhintay.

Mar lagu howlan yahay aaskii ninkeeda ayay dalabtay in lagu meheriyo oo loo dhigo aroos, waxa ayna arrintaasi layaab ku noqtay dadkii degaanka, balse waa laga yeelay oo waxaa la keenay ruux u matala arrinkaasi oo faraantiga u galiya, kaddia ay halkaas rinjiga isga tiro oo Asay ku qaado baroorteedana qabsato sida caadada u ah gobolka.

Caruurtii ay labadan iska dhaleen ayaa sidaasi magac ku helay sida uu wargaysku qoray oo deegaankii looga aqoonsaday caruur sharci kudhashay hooyadoodna loo guuriyay abahood oo mayd ah.

Subaxaana Allah Illah cawaan nagama dhigin, balse Illah ayaa abuurtay adoomadiisa.

 

 

Share on Facebook

Readers Comments (1)

  1. Reiyas says:

    that is fucking so colled culture…. that children now are xaraan+xaraan+xaaraan




Wararka Fanka

nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...
Sado-300x178

Fanaanadda Saado Cali Warsame Oo Dhaawac Ka Soo Gaaray Shil Gaari

Fanaanada Caanka ah ee Saado  Cali Warsame ayaa ...