Saturday, May 25th, 2013

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Published on October 14, 2012 by   ·   2 Comments Waxaa Aqrisatay2867

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar lagu soo daabacy Websiteyada qaar ,kuwaasi oo Sheegayay in Fanaanada Da’da yar ee Ikraan Maxamed Caraale lagu doonsiiyay Warqad furiin ah ,taasina ay tahay been abuur loo geestay Fanaanada.

Xariir ay Shabakada Warbaahinta Codka Qaranka qadka Taleefoonka kula yeelatay Fanaanadda caanka ah ee Ikraan Caraale,Waxeeyna  sheegaya in laga been abuurtay islamarkaana la doonayo in meel looga dhacayo sharafkeeda iyo xiriirka nolasheeda ayna been tahay in loo soo taagay warqad furiin ah.

“Walaal Warkaasi waxba ka jiraan weeye aniga iyo gacaliyeheega nolal farxad leh baan iminka ku jiranaa websiteyada Waxaas qorayna waxaa leeyahay wax iskula hara oo Xishooda” ayee Tiri Ikraan Caraale oo qadka taleefoonka noogu warameysay.

Ugu dambeytii Fananadda ayaa Websiteyada ka Codsatay In been abuurka laga dhaafo, ayna nasiib daro tahay, iyadoon Bisha Ramadaan lagu jiro in been intaasi la eg laga sheego qof bulshada magac ku dhex leh,Waxeeyna Fanaanad si weyn ugu Mahadnaqaday Shaqaalaha iyo Maamulka websitka Codkaqaranka.com.

Dhanka kale Fanaanada ayaa shalay heeso ka qaaday furitaankiii Ciyaaraha Olompikada Aduunka ee ka furmay magaalada Landon ee Dalka Ingariiska.

Share on Facebook

Readers Comments (2)

  1. abdi mahad says:

    Asc wlale aad yaan uga xumahay beeen abuuurka lagaaa samayyay dad ka arin taas. Sameeyay waxaan ilinleeyahay. Wax ubsada mardabanah shafta qof walba. Ilaaliyeh igraan maxamed caraale iyo saxardiid raali noqda iska samra ale xagiiis ayaad kahelaysiin asc bye

  2. Asc Walal waan ka xumahay been abuurka lagaaasameeyay waxaan leeyahay dadka wax magaratada ha iska daayaan wax yaabaha familiga waa ha dii ay jirto haddii ay san jirin maba jirtee waxaan leeyahay isku xishooda walaalayaal oo iska daaya wax yaabaha qaar




Wararka Fanka

nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...
Sado-300x178

Fanaanadda Saado Cali Warsame Oo Dhaawac Ka Soo Gaaray Shil Gaari

Fanaanada Caanka ah ee Saado  Cali Warsame ayaa ...