Wednesday, May 22nd, 2013

Lamaane 103 Sano Jir Ah Oo Wacdaro Dhigay+Sawiro

Published on November 10, 2012 by   ·   1 Comment Waxaa Aqrisatay1513

Lamaanihi ugu  da’dooda weynaa caalamka ,kuwaasi oo jira 103 sano ayaa sameystay xaflad ay ugu dabaal dagayaan Sanad Guuradii 88 aad ee ka soo wareegatay Arooskoodii , Waxaana ay soo bandhigeen sida ay wali isku jecel yihiin.

Jariirada The Sun ayaa qortay in lamaanahan lagu magacaabo Wu Kuunjohan oo 101 sano jir ah iyo xaaskiisa Wu Sugnche oo 103 jir ah ay u dabaal dageen sanad guuradii arooskooda ka soow areegatay 88 sano ka hor , waxaana lamaanahan ay is guursadeen 1942, iyagoo sheegay in waqtigaasi aroosyada dhici jiray uusan ahayn mid sare oo lagu qanci karo , balse ay hada dhigteen mid ay ku qanacsan yihiin.

Sida ad aragtaan waxa ay wataan dharka loogu talo galay arooska iyo aroosada , waxaana gacanta ay ku sitaan Bakoorado , taasoo muujineysa inay yihiin Aroos cusub oo duq ah.

DAAWO SAWIRADA.

 

 

Share on Facebook

Readers Comments (1)

  1. Bashkayare says:

    Kkkkkk warbenbadanagalada mawaxanarun ah been igadhe galoy




Wararka Fanka

nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...
Sado-300x178

Fanaanadda Saado Cali Warsame Oo Dhaawac Ka Soo Gaaray Shil Gaari

Fanaanada Caanka ah ee Saado  Cali Warsame ayaa ...