Thursday, May 23rd, 2013

Maxaad Ka Taqaanaa Hoboloda Codka Macaan ee Maandeeq Nuur Garash?

Published on October 14, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay1573

Maandeeq Nuur Garaash Waa fanaanad Caanka ah qaarada yurub Gaar ahaan dalka Swezerland,Fanaanada Waxey ku Dhalatay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaal Martiini 1968dii.

Maandeeq Waxeey ka tirsaneed Hoboladii ku soo baxay Ubaxii Kacanka Oktoobar,waxeeyna fanka si toos ah ugu soo biirtay 2002,Xiligaasi oo ay soo saartay Heeskeedi Koowaad ee  Caabasho oo runtii ah hees aad u macaan oo soo jiidasho leh.

Fanaanada Maandeeq Nuur Waa Hobolad aad u cod Macaan,Waxeyna ku soo luqeysay ilaa 6 Heesood oo kala ah.

F.G :Hadii aad Rabto In aad Dhageysatid Riix Heeska Aaad Rabto

1-Heeskii Caabasho: Waxaa  Ereyada heeskaasi Leh Abwaan Cabdi Saneey ,Waxaana Laxanka Saaray Jooqle muusiga Bashiir Hanuuniye.

2-Allahayoow Maxaan Ka Helay: Heeskaan Maandeeq wey soo caasriyeestay horay baa loo qaaday

3-Dadkaan Kuu Jeclahay: Waxaa ereyada heeskaasi sameey Abwaan  Maxuud Koofiyoow Laxankii Jooqle  muusigihi Bashiir Hanuuniye

4-Sahal Heygu Sii deyn:Codkiii Maandeeq Muusigihii Bashiir Hanuuniye

5-Sidaa Tahay:Erayadii Abwaan Muuse Jaamac Indha deero,Waxaana Laxanka Saaray Jooqle  Muusigihii Bashiir Hanuuniye

6-Ixtimaar Jaceylka: Ereyada Iyo Laxanka Joooqle Waxaana ku wada luqeynaya Jooqle Iyo Maandeeq Nuur Muusigihii Bashiir Hanuuniye.

Fananaada waxey heeseheeda ugu jeceshahay heeska Dadkaan Kuu Jeclahay oo runtii ah hees Aad u Macaan,Fanaanada oo xirr la soo sameysay Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka ee Magaalada Nairobi ayaa Hambalyo u dirtay Dhamaan Umadda Soomaaliyeed Munaasabada 1da luulyo,iyadoona Rabi uga tuugtay in Sandkaan Sanadkiisa kale aynu ku gaarno Nabad iyo Barwaaqo.

Share on Facebook

Readers Comments (0)




Wararka Fanka

nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...
Sado-300x178

Fanaanadda Saado Cali Warsame Oo Dhaawac Ka Soo Gaaray Shil Gaari

Fanaanada Caanka ah ee Saado  Cali Warsame ayaa ...