Saturday, May 25th, 2013

Ragga Oo Jecel In Loo Sameeyo Qodobadaan Xiliga Galamada

Published on October 21, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay1898

Raga ayaa la ogaaday in ay jecelyihiin in loosameeyo qodobo dhowr ah Xiliga loo diyaar garoobayo Ciyaarta Sariirta ee Galmada.

Waxaa hubaal ah hadii aad ku dhaqantid gabar yahay qodobadaan soo socdo in aad awood u heli doontid in lamaanahaaga uusan kaa caajisan ama uusan naag kale kula guursan.

Waana xirfada u Muhiin ah dumarka si ay ragooda ugu sameeyaan soo jiidasho iyo kalgaceel fara badan.

Qodobada ay Raga Jecelyihiin Xiliga Diyaargarowga Galamada .

1-In Haweeyda ay soo xirto dhar qafiif ah oo muujinayao qaab dhisameedka Jirkeeda (Body attraction) ayna had iyo jeer isqurxisaa ,iyadoo isticmaaleyso Sida Indha Kuusha ,Rooseetada,iyo kareemo fududu oo soo saarayo bilicda midabakeeda.

2- In Haweeneyda ay Isticmaasho Ereyo macaan oo soo jiidasho leh ,kuwaasi oo ninka ku dhalin karo daren kal gacal leh ……………………………….IWM.

3-In Haeeneyda ay Timaheeda Inta badan qaab cusub u soo hagaajisato ,iyadoo isticmaaleysa waxyaabaha carfiyaha timaha.

4-In Haweeneyda ay lacunteeso lamaaneheeda ayna sugto xitaa hadii uu meel ku maqanyahay Ilaa waqti macquul ah,islamarkaana isku daydo in ay afka u geliso cunatada Hal marba ha noqatee , waana u himm sheekadaada inta uu cunteenayo lamaanahaaga.

5-In Haweeneda ay qiimeyso Jawiga Lamaaneheeda Xiliga uu ka yimaado Shaqada, hadii ay ka dareento xanaaq ama daal farabadan waa in ay isku daydo in marka hore aydejiso niyadda lamaaneheed,iyadoo adeegsaneyso erayo dabacsan oo ay ku dheehan tahay naxariis,inaasi kadib waa in ay u diyaariso qubeys dabadeedna ay u sameyso masaajo ,waxaa hubaal ah in uu hilmaamayo dhibaatadii ka soo gaartay shaqada uuna helayo farxad iyo awood dheerai ah.

6- In haweeneyda aysan ka qarin lamaaneheeda rabitaanka,iyo weliba qaabka ay jeceshahan in uu ugu raaxeeyo.

Share on Facebook

Readers Comments (0)




Wararka Fanka

nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...
Sado-300x178

Fanaanadda Saado Cali Warsame Oo Dhaawac Ka Soo Gaaray Shil Gaari

Fanaanada Caanka ah ee Saado  Cali Warsame ayaa ...