Wednesday, June 19th, 2013

Ragga Oo La Ogaaday In Raaxo Waali ah Ay Ka Qaadaan Galmada Waqtiyada ……

Published on October 31, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay2423

Cilimi baaris qota dheer oo ay sameestay Hay’ad ka Shaqeysa Cilimiga Jinsiyada oo  ku taalo dalka  Jarmalka ayaa dhowaan shaachasay in xiliga  ugu wanaagsan galmada ay tahay xiliyada  qabowga, iyadoo arintaasina raga ay raaxo waali ah ka helaaan waqtiyada qaboobaha.

Daraasada ayaa sidoo kale lagu tilmaamay in raga 70%  ay neceb yihiin Galmada xiliyada kuleylaha ,waxeyna daraasada haweenka caalamka kula dar daarantay in ay yareeyaan dalabka ragooda xilga uu jiro kuleylaha.

Macheal Mrunge  oo ah madaxa Hay’adaasi islamarkaana ah xeel dheere ku taqasusay Cilimiga Jinsiyadda  ayaa sheegay in waqti dheer ay baaris ku sameyeen ayna  ogaadeen in xitaa raga galmada badsada xiliga kuleylaha 60% aysan helin raaxo ku fialan.

Qabiirka ayaa  sidoo kale xusay in haweenka ay iska ilaaliyaan galmada faraha badan xiliga kuleylaha taasoo la sheegay in ay keeni karto hoos u dhac ku yimaada dareenka xubinta tmmaranka iyo weliba muuqaalka qofka.

Ugu danbeyntii Macheal Mrunge  ayaa sheegay in raga ay raaxo waali ah ka qaadaan haweenka markii ay timahooda soo marsadaan waxyaabaha carfa,  ayna soo furfuraan timahooda, taasoo uu qabiirka ku sheegay in badan oo haweenka caalamka ah in aysan ku baraarugsaneen .

Share on Facebook

Readers Comments (0)




Wararka Fanka

daad

DAAWO SAWIRADDA). Nin u dhashay Dalka Masar oo Jaceyl dhab ah u qaaday Fannaanada Caanka ah Farxiyo Fiska.

    Tamir Muxsin oo u dhashay Dalka Masar, ayaa ...
nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...