Saturday, May 18th, 2013

Riinka Ka Baxa Dumarka Xiliga Galmada Oo Raga ay Ka Helaan Raaxo Waali ah

Published on November 16, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay2066

Ragga ayaa la ogaaday  in ay raaxo wali ah ka helaan codka hoose  ee loo yaqaan riinka kaasoo ay sameeyaan dumarka Xiliga  loo diyaar garoobayo galamada oo ay socato baashida ama istiminta.

Dumarka intooda badan ayaa aaminsan in ay ceeyb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ka dhasha Macaansiga baashida ama galmada ,balse ay ragu ay ka helaan dareen xoogan oo dhaliya in uu kordho jaceylka uu qaadayo Lamaanihiisa.

Dumarka arrinkan aamisan ayaa intooda badan isku celiya naqaska isna caburiya xiliga ay socato baashida ama galamada kana been sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemamaya raaxo aad u macaan oo ay ku nafiseyaan oo kaliya in ay sameeyaan codka hoose ee riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira dartiisa.

Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma wanaagsana in ay dareenka isku celiyaan waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qada dhinaca galmada ah oo waxaa xanibaad galaya dareenwadayaasha xiligaas u diyaarka ah Macaansiga falgalka labada xubnood marka ay is taabtaan.

F.G:Hadii uu ninkaagu arko adoo sidii Alwaaxii iska yaala Sariira  isna uu dadaal ugi jiro in uu kugu qanciyo  in aad hesho raaxo macaan adna adaan muujin sida ad ugu macaansaneyso shaqada Lamaanahaaga , taasi waxeey keeni kartaa in uu iska dhaadhiciyo in uu yahay qof wax-matare mar ah,waxaan aka dhalan karo niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu iska dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.

Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada xalaasha ah in ay maqalaan riinka ka dhsha macaanciga galamada iyo sida dareen ahaan aad u macaansanaynsaan shaqadiisa .


Share on Facebook

Readers Comments (0)




Wararka Fanka

nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...
Sado-300x178

Fanaanadda Saado Cali Warsame Oo Dhaawac Ka Soo Gaaray Shil Gaari

Fanaanada Caanka ah ee Saado  Cali Warsame ayaa ...