Waxaa Sanadkaan Muslimiinta ku Sugan Xaramka ka mid ah Shaqsiyaad Caan ah sida Jilaaga Caanka ah ee reer Hindiya Amir khan oola soo xajinayo Hooyadiis,iyagoona shalay u duulay Dalka Sacuudiga.
Waxaana safarkiisa ku wehlineyso Jilaagaan Hooyadiis oo lagu magacaabo Zeenat Hussain,waxeyna ka mid yihiin Xujeyda Sanaadkaan gudaneyso waajibka Xajka.
Amir khan oo ah Jilaa si weyn looga yaqaano caalamka oo idil islamrkaan ah Atoore aad ugu wnaagsan jilista Aflaanta Hindiga.
Malaayiin muslimiin ah ayaa kusugan magaalada Maka al mukarama kuwaasi oo maanta si toos ah waajibaadka xajka ubilaabo doona iyadoona muslimiin badan oo somali ah ka mid yihiin dadka xajinaya ee sacuudi carabiya kusugan.
Share on Facebook