Thursday, June 20th, 2013

Sidee u Farxad Gelin Kartaa Lamaanahaaga?(Sir Culus)

Published on December 2, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqrisatay3011

Hadii doonayso in aad ku guulaysato farxad galinta saygaaga waxa kula gudboon in aa qaado talaabooyin yar oo si fudud u farxad gilin kara lamanahaaga umana baahnid samayso hawl badan oo kugu keenta daal badan, laakiin waxa xasuusnaanaysaa oo kaliya in ninkaagu yahay ilmo weynaaday oo u baahan daryeel .

Marka uu guriga soo galo kaga hor tag waji furan iyo hal ku dhigyo wanaagsan. Ku Dadaal in ay cuntadiisu ama cuntadu diyaar u tahay , maxaa yeelay waxa waajib ah in aad ogaato in marka uu soo galo guriga uu u baahan yahay nasasho cunto raali galisa iyo hadal wanaagsan oo lagu farxo , aay qalbiga ninkaaga u kasbato ilaali qalbigiisa oo ka dhowr waxa nadinta iyo murugada u keeni kara haka bad badin in aad xanuuno aad dareemeyso u buun-buuniso haddii ayna kuwo aan laga maarmeyn.

Ha Badin booqashada aad ugu baxeyso ehelkaada, saaxibaadada ,iyo dariska iyo in ehelka aad kaga soo dhaxdo maxaa yeelay raggu uma dul qaadan karaan in badan arintaas .

Ha u arkin saaxibadaa ninkaada iyo ehelkiisaba iyo qaraabadiisa marti culeys kugu ah hana dhibsan waligaa . Dhibaatooyinkaada qoys waligaa ha kala sheekeysan saaxibadaa iyo goobaha la isugu yimaado , Ka taxadir in sirta lamaanhaaga midda wanaagsan iyo midda xunba aad dibada u saarto. Ha u arkin in baahiyahaaga dhaqaale ay yihiin kuwa aan dib u dhac iyo dood gali karin balse waxa haboon in aad fursada ay ku haboon tahay ku weydisato ninkaada waxa aad u baahan tahay.

Ugu dambeyntii raac talooyinkan kuna dar waxa aad is leedahay munaasib ayay ku yihiin adkayta xidhiidhka qoyska. Diinteena islaamku waxa ay in baraysaa dariiqa ugu haboon ee lagu gaadhi karo kala raali ahaan shaha lamaanaha, waana shay aad u muhiim ah in lagaadho darajada kala raali ahaanta ee qoyska ama lamaanaha.

Share on Facebook

Readers Comments (0)




Wararka Fanka

daad

DAAWO SAWIRADDA). Nin u dhashay Dalka Masar oo Jaceyl dhab ah u qaaday Fannaanada Caanka ah Farxiyo Fiska.

    Tamir Muxsin oo u dhashay Dalka Masar, ayaa ...
nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...