Friday, May 24th, 2013

Sir Culus Oo Ku Wajahan Raga Qaba Haweenka Soo Maray Guur Hore

Published on October 29, 2012 by   ·   6 Comments Waxaa Aqrisatay3004

Waxaa hubaal ah dumarku qancintooda ineeysan aheyn wax fudud halka raga in la qanciyaa aay tahay mid adag.

Dumarka iimaanka qabaa hal nin si fudud oo buuxdo ayuu u qancin karaaa, balse ninka raga ahi naag si buuxdo u wada qancin karto waa dhif, waayo wuxuu mar weliba jaceyl yahay miduu damcaba inuu la hadlo, halka dumarka aaysan sidaa u dhaadhac badneyn.

Hadaba ninyahoow aan kula dardaarmee dhankaan hoose waxaan kuugu qeexayaaa sifooyin gaagaaban oo aad xaaskaaga ama lamaanahaaga si buuxdo ugu qancin kartid, iyo weliba sifooyin aad ku abuuri karto lamaanahaada si kasto aay kaaga fogaato wax aay kugu soo xasuusato.

Maqaalkaan waxaa kale ee uu ku bari doonaa waxyaabaha dumarka aay jaceylyihiin kuna reebi doono xusuus aan salguurin inteey ku noolyihiin aduunyada.

Qodobka Koowaad: Dumarka waxeey jaceylyihiin ninka sida kediska ah ugu farxiyo ficil ama hadalba tusaale ahaan xaaskaagu waa xaawo adigana xasan.

Xaawo: Macaane markaan dhalo hadiii aan isbitaalka ku daaho oo dhowr beri joog lee dhaho meeqo mar ayaad isoo booqan laheyd,

Xassan: Hal mar oo keliya ayaan kusoo booqan lahaaa.

Xaawo: Yaaaaaaaaaaaah!!!!!!!! Hal Mar Aaaaaa.

Xassan: Haa, waayo halkii mar aan kusoo booqdo kaama soo tageen illaa aad isbitaalka kasoo baxdo Waan kula joogi lahaa hal mar ayaan soo wada bixi laheyn.

Hadalkaasi kediska ahi dumarka waa uu ka farxiyaa waxeyna ku noqotaaa yaab jaceylka aay kuu qabtana waa uu kusii kordhayaa waxeyna xusuusnaan doontaa oraahdaasi jaceylka ahi welibana kediska ku noqotay inta aay nooshahay.

Qodobka Labaad : dumarku waxeey aad u jeceylyihiin ninka jirkiisa nadiifiya  si qurux badana u labisto ayada darteed una sheego qofka uu isku qurxinayo had iyo jeerna isku nadiifinayaa aay ayadu tahay, waayo gabadhii ihtihaamkaasi lasiiyaa waxeey dareentaa kalsooni buuxdo, mar welibana waxaad la kulmeeysaa ayadoo nadaafadeysan, mana iloobi doonto erayga ah dartaa ayaan mar weliba isku qurxiyaaa “waayo weey iskaa laheeysiiisaaa”..

Qodobka Sedexaad: Dumarku waxeey jaceylyihiin ninka ka ilaaliyaa barkinta ee had iyo jeer u barkiyaa gacantiisa ama laabtiisa, markii aad kala fogaataan dumarku arintaasi ma iloobaan xusuus kulul ayey ku reebtaaaa.

Qodobka Afaraad: Dumarka soomaaliyeed waxeey jeceylyihiin ninka kula hadla indhaha iyo neefta, macnaha xaaskaaga markii aad u baahantahay inaad gogosha wadaagtaan si toos ah ha ula hadlin, indhaha kula hadal, baaq gooni ah sameysta, dumarku ma iloobaan baaqaasi aad had iyo jeer ugu yeeri jirtay…

Waxaa jiro Arimo faro badan oo ka turjumayo dumarku waxeey jaceylyihiin kuna reebo xusuus aan ebid sal guurin, balse maantay afartaasi qodob oo muhiimka ah ayaanu kusoo koobeynaaaa.

Haduu alle idmo waxaad goor dhaw akhrisan doontaa raga iyo sifooyinka xusuus aan sal guurin ku abuuri karo

Share on Facebook

Readers Comments (6)

  1. axmed says:

    waaw walalayaal inoo soo daya iyagoo dhameys tiran

  2. axmed says:

    waaw walalayaal inoo soo daya iyagaoo badan

  3. zaki cali says:

    asc asxaabeey waad mahad santihiin wana wax lagu farxo arimahaan oo kale ee waxa aan idinka sugnaabo waa sheekooyinkaan oo noo soo uruurisaan soona deysaan si aan u aqrisano asc.

  4. abdi says:

    waad kumahadsantihiin lkn waxaa jirta misna idinka khaldan waxa aan isleheyn mowduuca iyo warbixinta fadlan iska habeeya arintani

  5. Zzayid says:

    kkkkkkkkk waxaa soo kale waa wax aad umacaan ee soo celiya mar labaad walaal adinkoo mahad san

  6. Dejiye says:

    ish calaa baaq aniga waxaan ku dhihi doonaa na keen aynu baa shaalnee cml kkkkkkkkkk




Wararka Fanka

nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...
Sado-300x178

Fanaanadda Saado Cali Warsame Oo Dhaawac Ka Soo Gaaray Shil Gaari

Fanaanada Caanka ah ee Saado  Cali Warsame ayaa ...