Thursday, May 23rd, 2013

Xubnaha Ugu Macaan Ee Dhuuqamada Xiliga Haweenka Loo Raaxeenayo (Sir Culus)

Published on October 22, 2012 by   ·   3 Comments Waxaa Aqrisatay3952

Hadalka naxariista iyo sheekada ham hamta (Sheekada Macaan) ayaa ah talaabada ugu horeeysa ee Weerarka Galmada , waxaana la tilmaamay xitaa xaaska mudda dheer la qabo marka sheekada macaan ee xod-xodashada maqasho in ay jiriricooto kadibna si tartiib tartiib ah aad ugu biloowdo Dhuuqmada dhanka Bishimaha faruuryaha.

Dhuuqmada waxaa ugu macaan in labada raaxeysanaya midba mid kale hal bishin ka dhuuqo tusaale in ninka dhuuqo bishinta hoose ee haweeneyda halka iyaduna ay ay si xaaso ay ku dheehantahay ay u dhuuqeyso midda sareeysa.

Waxaa xusid mudan in dhuuqmada ay dhowr nooc kala leedahay waxaana ugu macaan midda sida aayarka la isku daliigo iyadoo la isku xan-xanteeynayo.

Ragga ayaa lagula talinayaa in ay ogaadaan in haweenki jecel yihiin dhuuqmada in bishinta hoose si macaan looga nuugo iyadoo gaarta in ay soo buurato markaasna si yar ilkaha ugu riixaya , waxaana la doonaya in uu uga jaqo sida in uu malab dhuuqayo oo kale .

Xubinta Ugu Muhiimsan Dhuuqmada Ibta Naaska.

Haweenka kacsi waali ah ayay ka qaadaan iyo istiimin aad u macaan marka si toos looga nuugo ibta hore ee Naaska iyioo si khafiif ah ilkaha ugu qabanaya sida adigoo wax qaniinaya oo kale.

Sidoo kale Haweenka qaar waxeey raaxada ka helaan Dhunkashada xabdka gaar ahaan inta u dhaxeyso labada Naasood iyo cambarada qoorta kadibna gacanta mar mari Xubinta taranka haweenka iyadoona ay ka dhalaneyso raaxo Waali ah.

FG.Gabada ha kula boodin Galmada iyadoo aan si heersare ah u raaxeeysan,Waayo Waxaa Macquul ah in markaad u galmooto aad horay ka biyo baxdo ,kadibna Gabadhii oo bar go’ah aad u noqan weyso marlabaad si deg deh ah hadabada si aadan u fashilmin marka hore si heer sare ah ugu raaxeey.

Share on Facebook

Readers Comments (3)

  1. Dhag libax says:

    Waa talo wnagsan mhadsanid

  2. qowdhan says:

    Jufma sharmuudyasiiyow
    Dhuqmo iyo galmo maahane adinka camal kale mahaysaan miyaa
    Caruurta hanaga halaynina

  3. waxaan rabaa sida aan ugu macquul san aan ugu raaxeen karo dumarka ayaan rabaa ma ii sheegi kartaa sxbayaaal ok jwb wacan




Wararka Fanka

nadar

Fananad Go’aan Ku Gartay In Iyada Oo Aan Asturnayn Ay Hees Soo Qadi donin

Fananadan oo Ka mid ah fanaaninta da’da yare ...
asasa

Haku Dhaqmin afar Waxyaabood Marka aad Kugu Da jirtid Kulanka Sariirta

Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay ...
ikaraan

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Soo Saartay Hees Aan Muuqaalkeeda Looga Baran Sababtu Maxey Tahay?

Fanaanada Ikraan Calaale Oo In Dhawalaba Ka Maqneyd ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta ...
Cali dhaanto

Fanaan Caan ah Cali Dhaanto Oo Ka Goostay Deegaanka Soomaalida Itoobiya!!Sababtu Maxeey Tahay?

Wararka laga helayo Caasimada deegaanka Soomalida Itoobiya ee ...
ikraam

Maxaad Ka Taqaan Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale?

Fanaanadan magaceeda oo buuxa waa Ikraan Maxamed Caraale ...
Xasan-Cujeeri-300x300

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste ...
dareen

Maxaad Ka Taqaanaa Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen?

Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan ...
ikraan-caraale-206x300

Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”

Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar ...
Sado-300x178

Fanaanadda Saado Cali Warsame Oo Dhaawac Ka Soo Gaaray Shil Gaari

Fanaanada Caanka ah ee Saado  Cali Warsame ayaa ...